Gabar

(Waxaa laga soo toosiyay Gabadh)

Gabar, Gaber ama Gabadh waa Dheddigga Dadka ee yar da` ahaan, badanaa gaber waxaa loogu yeeraa qofka dumarka ah inta aan la guursan, marmarna xataa marka la guursado kadib waa loo adeegsadaa, si la macno ah naag, hase ahaatee, Gaber waa magac sharaf hugan oo waxaa adeegsado qof weliba, lkn naag afka kuma qurxoona, bedelkeeda Haweeney ayaa la isticmaalaa. Farqiga gaar ah ee uu dhexeysa gabdhaha iyo wiilasha waa saxaaxda, gaar ahaan guska iyo siilka.

Gabdhaha Jabaniis
Gabar Ustareliya
Gabar Soomaali