G-Spot

G-Spot Waa Goobta Ugu Daran Ee Ay Dumarka Raaxada Waalida Ka Helaan! Halkee Ayay Ku Taal?

Xarunta G-Spot ayaa ah mid ka mid ah goobaha ugu xaraarada badan dhanka kacsiga waana goob inta badan ragga aysan aqoon ama qaarkood aysan waligood maqal . Goobtaas loogu magac daray G-Spot ah ayaa ah qeyb ka tirsan xubinta taranka haweenka waana goob yar oo ku taal meesha sedexaad ee ka sareysa darbiga hore ee xubinta haweenka waan meel aad u dareen badan marka la taabto .

Rag iyo dumar badan ayaan goobtaas qaarkood aqoon ama iska indha tira in ay raaxo waali leedahay , goobtaani aad ayay haweenka uga kacsadaan raaxo afka ay la qalashana waa ay ka helaan .

Goobtaan G -Spot loo yaqaan waxa ay ka kooban tahay xooga xidido u aruursan sida kubadii waxaan ka buuxa dareen waxa ayna afka xubinta haweenka ka fog tahay 4 ilaa 10 santi mitir waxa ayna ka soo horjeedaa kintirka . Taabashada goobtaan waxa ay shabahdaa laab laabka ku jira dhanxananka sare ee afka marka aynu carabka ku taabaneyno dhabxananka Fiiro Gaar Ah : Carabkaada Ku Taabo Dhaxananka Sare Ee Afka Goobtaas G-Spot mararka qaar waxa ay soo deysaa dareero maadama ay u dhawdahay kaadi hayska ,waxa ayna dumarka qaarkii u maleyaan kaadi taasi oo keeneysa in ay diidaan in loo dhawaado balse xaqiiqda wax ay tahay waa uun dareero xita malaha wax shiir ah waxa uuna u nugul yahay in uu durbo qalalo .

Sidee Goobtaan G-Spot Ku Heli Karaa Oo Aan Ku Soo Saari Karaa . Ragga ayaa aamisaneyn in helitaanka bartaas ay tahay mid sahal ah kaliya waxaa ninyahow aan xariifka aheyn lagaaga baahan yahay in aad usii diyaargaroowdo(Marxalada fara ka cayaarka , baashalka ka hor ) maxaa yeelay goobtaas ma soo muuqato in illaa haweeneydu ay ka gaarto kacsi ay la ooyso oo uu afka la qalalo . Ninyahoow ogaaw goobtaas horay dareenkeeda kama kacayo sida kintirka ee waxa ay u baahan tahay xogaa daqiiqado . Goobtaan waxa si weyn loogu kiciyaa cadaadis xoogaa dhex dhexdaad ah oo aad ku sameeyso malabyarwoga ama gacanta .

Goorma Ayaan Oganayaa In G-Spot Aan Kululeeyay (Meeshii La Rabay Gaarsiiyay) G-Spot marka si weyn loo kiciyo waxa uu soo daayaa dheecaano yar markaas ayay gabarta u qaadaneysa in ay u baahan tahay in ay kaadi hayso oo waxa ay ku leedahay waan soo soo xaajoonayaa , waxaana muhiim ah in gabarto ay soo baneyso kaadi hayska ka hor kulanka macan ee sariirta thumbnail