Finding Momoland (모모 랜드 찾기) waxao ahay barnaamij ku saabsan Mnet.[1] Soo bandhigaya 10 tababarayaal ah oo ka socda Duble Kick Entertainment oo u tartamaya in ay ugu horreeyaan koox gabdho ah oo la yiraahdo Momoland. Qaybtii kowaad waxay soo baxday Luuliyo 22, 2016 waxayna dhammaatay Septeembar 16, 2016 oo wadartoodu tahay 10 qaybood.

Finding Momoland
Presented byKim Il-jung
No. of seasons1
No. of episodes10
Production
ProducerRhymer

Duble Sidekick

Shinsadong Tiger
Release
Original networkMnet

Tartamayaasha wax ka badal

Guulaystayaashii wax ka badal

# Magac Taariikhda Dhalashada
1 Hyebin (해빈) Janaayo 12, 1996
2 Yeonwoo (연우) Agoosto 1, 1996
3 Jane (제인) Diseembar 20, 1997
4 Nayun (나윤) Luuliyo 31, 1998
5 JooE (주이) Agoosto 18, 1999
6 Ahin (아인) Septembaar 27, 1999
7 Nancy (낸시) Abril 13, 2000

La tirtiray wax ka badal

# Name Date of Birth
1 Heejae (희재) Juun 30, 1995
2 Daisy (데이지) Janaayo 22, 1999
3 Shinsia (신시아) Juun 25, 1999

Tixraac wax ka badal

  1. https://www.koreaboo.com/uncategorized/mnet-set-launch-another-survival-reality-show-finding-momo-land/