Fin.K.L (Kuuriya: 핑클) waa koox gabdho Konfuur Kuuriya ah oo ay sameysay DSP Media sanadkii 1998 kana kooban xubno Lee Hyori, Ock Joo-hyun, Lee Jin, iyo Sung Yu-ri. Fin.K.L wuxuu ka mid ahaa kooxaha K-pop-ka ee ugu caansan dabayaaqadii 1990-yadii iyo horaantii 2000-yadii, oo ay weheliyaan kooxda gabdhaha ee S.E.S.[1]

Fin.K.L
Nooca fankaK-pop
Sanadaha Shaqada1998–2005
2019
CalaamadahaDSP Media
Xubnaha

Tixraacyada wax ka badal

  1. Benjamin, Jeff; Oak, Jessica (2014-04-30). "Top 10 K-Pop Girl Groups You Need to Know". Billboard.