Fiirodharro, oo af-ingiriis loo yaqaano "narrow-minded", "myopic" ama "unimaginitive", waa shakhsinimo iyo qofnimo oo ka maqan aragta iyo xisaabka waxyaabaha qarsoodi ah ama qarsan.