Farxad (Af Ingiriis : happiness; Af Carabi : ar‎) waa dareen maskaxda ka yimaada taasi oo astaan u ah fiicni iyo wanaag. Farxadu waxay muhiim u tahay jiritaanka iyo nolosha noolaha taasi oo saamayn ku yeelata caafimaadka iyo jiritaanka noolahaasi.[1]

Astaanta caalamiga ah ee farxada


„Waxaa barakaysan kuwa ereyga Ilaah maqla oo xajiya.” Dhisidda iimaanka runta ah waxay keentaa barakooyin badan. Run ahaan waa waddada nolol farxad leh hadda ilaa weligeedba.[2].

Qoraalo KaleEdit

Linkiyo kaleEdit

TixraacEdit