Fanwatu
Ka caawi turjumaada boggan.
Fanwatu waa wadan ku yaal badweynta Baasifiga. Luuqadaha rasmiga ah ee Fanwatu waa Bislama, Ingiriisi iyo Faransiis. Fanwatu waxay leedahay dad ka badan 250,000 oo qof. Caasimada Fanwatu waa Bort Fila. Dalka waxa gumaysi ahaan ka talinayay Ingiriiska iyo Faransiiska. Waxay xornimadeedii heshay 1980kii. Waqtigii gumeysiga, waxaa loo bixiyay "Hebrides-ka Cusub" ama "Nouvelles Hebrides".
Republic of Vanuatu Jamhuuriyadda Fanwatu République de Vanuatu |
||||||
---|---|---|---|---|---|---|
Hal ku dheg: "Long God yumi stanap" (In God we stand[1][2][3]) |
||||||
Heesta qaranka: "Yumi, Yumi, Yumi" ("Anaga, anaga, anaga") |
||||||
Magaalo madax Waa Magaalada ugu balaaran | Bort Fila 17°45′S 168°18′E / 17.750°S 168.300°E | |||||
Luqadaha rasmiga ah | Af-Bislama Af-Ingiriisi Af-Faransiiska |
|||||
Qaybaha qoomiyedaha (1999) | Ni-Vanuatu 98.5% kale 1.5% |
|||||
Dadka | Ni-Vanuatu; Vanuatuan | |||||
Xukunka | Unitary Baarlamaanka | |||||
- | Madaxweynaha | Nikenike Vurobaravu | ||||
- | Ra'iisul Wasaaraha | Bob Loughman | ||||
Madaxbanaanida | ||||||
- | ka yimid Faransiiska iyo Boqortooyada Ingiriiska | 30 Luuliyo 1980 | ||||
Baaxad | ||||||
- | Guud ahaan | 12,190 km2 (161st) 4,710 sq mi |
||||
Tirada dadka | ||||||
- | qiyaasta | 224,564 (July 2011 est.)[4] | ||||
- | 2009 Tirakoob | 243,304[5] | ||||
- | Mugga Dadka | 19.7/km2 (188th) 51/sq mi |
||||
Wax soo saar (PPP) | 2010 qiyaastii | |||||
- | Guud ahaan | $1.216 billion[6] | ||||
- | Qof qof | $5,500 (2010 est.)[6] | ||||
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) | 2010 estimate | |||||
- | Guud ahaan | $721 million[6] | ||||
- | Calaa qof | $2,835[6] | ||||
Kobaca (2004) | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.693 (medium / 126th) | |||||
Lacagta | Vanuatu vatu (VUV ) |
|||||
Waqtiga | VUT (Vanuatu Time) (UTC+11) | |||||
Wadista Baabuurta | right | |||||
Thiinada telka | 678 | |||||
Furaha Internetka | .vu |
Taarikhda
wax ka badalJuqraafiga
wax ka badalTixraac
wax ka badal- ↑ Selmen, Harrison (2011-07-17). Vanuatu Daily Post http://www.dailypost.vu/content/santo-chiefs-concerned-over-slow-pace-development-sanma?page=7&quicktabs_1=0. Soo qaatay 2011-08-29. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ John Lynch and Fa'afo Pat (eds), Proceedings of the first International Conference on Oceanic Linguistics, Australian National University, 1993, p. 319.
- ↑ G. W. Trompf, The Gospel is not Western: Black theologies from the Southwest Pacific, Orbis Books, 1987, p. 184.
- ↑ Central Intelligence Agency. The World Factbook https://web.archive.org/web/20160515222804/https://www.cia.gov/library/publications/the-world-factbook//geos/nh.html. Waxaa laga kaydiyay the original May 15, 2016. Soo qaatay January 6, 2010. Barameter aan la aqoon
|url-status=
ignored (caawin); Maqan ama ebar|title=
(caawin) - ↑ (PDF). Vanuatu National Statistics Office https://web.archive.org/web/20100119201716/http://www.spc.int/prism/country/vu/stats/P_releases/Adhoc/HH%20listing%20count%20release%20-%20071009.pdf. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 19 January 2010. Soo qaatay January 6, 2010. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ 6.0 6.1 6.2 6.3 . International Monetary Fund http://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2010/01/weodata/weorept.aspx?sy=2007&ey=2010&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&c=846&s=NGDPD%2CNGDPDPC%2CPPPGDP%2CPPPPC%2CLP&grp=0&a=&pr.x=33&pr.y=9. Soo qaatay 2010-04-21. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)
Maqaalkan guud waa la bilaabay. Wax ma ka taqaan Fanwatu sida taariikhdeeda ama xidhiidhka ay la leedahay mawduucyo kale? Waxaa laga yaabaa inaad ku aragto macluumaadka Wikibidhiya Ingiriiska ama luqado kale oo ay tahay in la tarjumo? Markaa waxaad ku caawin kartaa Wikibidhiya leh wax ka bedel oo ku dar xog. |