Sool

Gobol ku taala Somalia & SSC-Khatumo
(Waxaa laga soo toosiyay Faarax Sugulle Kaligiimaadhle)

{{Infobox settlement |name =Sool |native_name = |other_name = |nickname = |motto = |settlement_type =Gobol |image_skyline = The National Archives UK - CO 1069-8-36.jpg |imagesize = |image_caption = Qalcadda Darawiishta ee magaalada Taleex. |image_flag = |image_seal = |image_shield = |image_map =Sool in Somaliland.svg |mapsize =250px |map_caption = |coordinates_display = |coordinates_region = |subdivision_type =Dalka |subdivision_name = File:Flag of somalia.svg Somaliland
[[ |subdivision_type1 = |subdivision_name1 = |seat_type =Xarun |seat =Laascaanood |government_type = |leader_title = madax wayna |leader_name = Muse bihi Abdi |established_title = |established_date magnitude = |area_total_km2 = |population_as_of = |population_note = |population_total = |population_density_km2 = |timezone =EAT |utc_offset = +3 |latd=|latm|lats=| |longd=|longm=|longs=| |elevation_m = |elevation_ft = |postal_code_type = |postal_code = |area_code = |website = |footnotes = }} Sool waa gobol ku yaala bariga wadanka [[ (dhulka somaliland Somaliland. Waxay xuduud la leedahay Togdheer dhanka galbeed, Sanaag dhanka waqooyi xuduud la leh Dalka Itoobiya waxay ka xigtaa dhanka koonfureed. Caasimadeeda gobolka waa Laascaanood .

Taariikh wax ka badal

Gobolkaan waxay xarun u ahayd boqortooyada Daraawiishta ee saldhiga ahayd dooxada Nugaal, iyo caasimada Taleex, iyo hoogaamiyaha lahayd garad Deria Gure, emir Sayid Maxamed Cabdulle Xasan iyo hoogaamiyaha xarunta.

Degmooyinka wax ka badal

Gobolka Sool wuxuu ka kooban yahay 4 degmo[1]

  • Laascaanood waa caasimada Sool
  • Caynaba waxay dhanka waqooyi kagtaa laascaanood
  • Xudun. Waa magalada 3aad ee ugu weyn gobolka marka laga yimado lascaano iyo Fardhidin waxay koonfur ka xigtaa Qawlo
  • Taleex

Muran dhul wax ka badal

Intii ay jirtay dowladdii Siyaad Barre , Sool ma ahayn gobol gaar ah laakiin waxay ka mid ahayd gobolkii weynaa ee Nugaal , caasimadeeduna waxay eheed Garoowe . Waxay ka go'day Nugaal 1980-yadii, iyadoo caasimaddeeda cusub noqotay Laascaanood .[2] Laga bilaabo 2003 ilaa Oktoobar 2007, Sool waxaa maamuli jiray Puntland , oo ah dhul leh qaab beeleed la mid ah. [3] sanadkii 2007, xoogag ka socda Maamulka Somaliland ayaa la wareegay gacan ku haynta gobolka.

2023 waxaa dib ula wareegay SSC khatumo waxaana loo sameeyey maamul ka madax banaan puntland iyo somaliland.

Sidoo kale fiiri wax ka badal

References wax ka badal

  1. (PDF) http://reliefweb.int/sites/reliefweb.int/files/resources/121024_Administrative_Map_Sool_A4.pdf. Soo qaatay 30 December 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. . CIA. December 1988 http://www.lib.utexas.edu/maps/africa/somalia.jpg. Soo qaatay 21 February 2007.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. "Somaliland's Quest for International Recognition and the HBM-SSC Factor". Waxaa laga kaydiyay the original 2012-05-28. Soo qaatay 2021-01-21.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)

Template:Gobolada Somalia

Link dheeraad wax ka badal