FAARAX GUULLEED SAMATAR
Faarax guulleed samatar allah ha unaxriiztee wuxuu ahaa fanaan weyn oo kamid ah hoboladii waaberi ee fanka somaliyeed, fanaanku wuxuu ku dhashay howdka ethiopia gaar ahaan degmada gallaadi ee gobolka doollo, fanaanku wuxuu ifka uga tage 3 dumar ah.
Faarax guulled wuxuu kasoo jeedaa beesha reer horogle gaar ahaan reer samatar qaasatan jifida bah-faaraxahadeed, beeshaan waxay kamid tahay beelaha degan gobolka doollo iyo somaliya,
Fanaanku wuxuu ahaa wadani faraha looga gubtay waxaase heesihiisii ugu caansan heestii asaga iyo hiba nuura ee ahay " bilicdu waa anigu basarku waa iyada"