Ey
Ey (Af Carabi : ar; Af-Taliyaani : cane; Af Ingiriis : dog) (magaca Sayniska Canis lupus familiaris) waa xayawaan caqli kaliya, oo ah bini aadanka saxiibkood. Eyaha wee kala duwan yihiin. kuwo waxaa jiro oo guri joogta ah, ama la xanaaneeyo.
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/e/e3/Coat_types_3.jpg/220px-Coat_types_3.jpg)
Kuwo neh waxee ku noolyihiin duurka, dadka ayee cunaan. ayga sanka ayoo wax ku raadiyaa, asiga oo wax ka urin karo meel aad u fog waxaa lagu isticmaalaa, militariga ama askarta xuduudka iyo booliiska. dadka indhoolaha neh woo caawiyaa.Eyga marka oo qoyanyahay waa xaaraan, in la taabto.