Eray bixin
Maqaal kaan malahan xigasho ama xog xaqiijin ah. |
Eray bixin waa sameyn weedh cusub, ayadoo dunida marba wax ku soo kordhaan teknoolajiyad ama Musibo dhacdo ama dhaqan cusub taas o ay ka dhalato Erayo ay dadka hore u maqli jirin.
Tusaale ahaan kalmada Telefoon afkasta waa sidaas, iyadoo ay jirto erayo luqadeedyo kale oo loo yaqaano.
Marka aan u so laabano mawduucan waxaa kaga dan leeyahay waxa waaye inaan Afkeena hooyo loo sameeyo eray-bixin xaga teknoolajiyada cusub ah sida kombiyuutar erayo u qaas ah, isgaarsiinta erayo u qaas ah iyo xitaa warbaahinta erayo uqaas ah.
eray bixino cusub
wax ka badalEray-bixintan waxa kasoo qabtay Baraha-doodaha ee Internetka waxaana kamid ah eray-bixineedyadan:
- Pollution = Cakkir
- Compromise = Tanaasulaad
- Act of Union = Ballanxirkii Midnimo
- Project = Mashruuc
- Bir+Lab=BIRLAB=Magnet
- War+Faafin=WARFAAFIN=Broadcasting
- War+Baahin=WARBAAHIN=Mass-Media
- War+Geys=WARGEYS=Newspaper
- War+Baan=WARBAAN=Sentence(Marka ay tahay xukunka)
- Biiraa+Leh=BIIRAALE=Magazine
- Qor+Ool=QOROOL=Library
- Mash+Dhac=MASHDHAC=Music
- Beeg+Qaab=BEEQAAB=Format
- Meerane=OROG=Colloquial
- Garnaade=Grammar
- Hal+Ged=HALGED=Subject
waa baran kardaa ee niyada ha iska jabin adiga