Emma Watson
Atariisho Ingiriis ah, moodel, iyo dhaqdhaqaaqe
Emma Charlotte Duerre Watson (15 Abriil 1990) waa atariisho Ingiriis ah, moodel, iyo dhaqdhaqaaqe. Waxa ay caan ku tahay doorkeeda aflaamta guulaysta iyo kuwa madax banaanba, iyo waliba shaqadeeda xuquuqda dumarka. Watson waxaa lagu qiimeeyay atariishooyinka ugu mushaarka badan adduunka ee Forbes iyo Vanity Fair.[1][2][3]
Emma Watson | |
---|---|
Ku dhashay | Emma Charlotte Duerre Watson 15 Abriil 1990 Paris |
Dhalsho | Ingriiska |
Shaqada |
|
Sanadaha Shaqada | 1999–hada |
Saxiixa |
Tixraac
wax ka badal- ↑ Template:Cite magazine
- ↑ . 10 February 2010 https://www.theguardian.com/film/2010/feb/05/emma-watson-vanity-fair-rich-list. Soo qaatay 28 December 2020. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . CBS News https://www.cbsnews.com/pictures/forbes-highest-paid-actresses-of-2017/2/. Soo qaatay 28 December 2020. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)