Haku khaldin "Deero"
Eelo
Dhowr nooc oo ka mid ah qoyska qoyska goodirka: eelo cas, sika eel, barasingha, reindeerta, iyo deero daba cad.
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo: Animalia
Faylam: Chordate
Gacalka: Naasley
Inferagacalka: Eutheria
Dirka: Artiodactyla
Subdirka: Ruminantia
Inferadirka: Qoys Biciid
Bahka: Cervidae
Georg August Goldfuss, 1820
Qaraabada

Capreolinae
Cervinae

meelaha ku dhaqan tahay qoyska goodirka

Eelo (Af Ingiriis : Deer; Af Carabi : ar‎) waa nooc ka mida duur joogta naasaleyda ah, gaar ahaan deerada, waaa noolaha kaliya ee geesaha ku leh gano ama ilko, geesaha ayaa ka samaysan laf adag, oo ka samaysan dabaqado iyo dhuux xooggan, eelada ayaa aad u noocyo badan, waxayna ku dheeraysaa la dagaalanka colkeeda, iyo dheeraynta markii loo baahdo,

waxaa jira 60 nooc ka mida eelada dunida,

Eelada ayaa ku kala duwan muga iyo jirka,

Tixraac wax ka badal