Cabdalle yuusuf hanuuniye, fanaan soomaaliyeed oo hibooyin badan leh, hanuuniye wuxu ahaa hoobal ka tirsan Kooxdii weeberi, wuxuu fanka bilaabay 1971