Doorashada xigta ee Baarlamaanka Soomaaliya

Doorashada xigta ee Baarlamaanka Soomaaliya waxaa la qorsheeyay in ay dhacdo 2016. Waana doorashadii ugu horaysay ilaa iyo 1967.

Taariikh wax ka badal

Baarlamaanka aan la soo dooran ee Dawladda Soomaaliya 2012dii, waxa ay muddadiisu ku egtahay 2016. Sida la isku afgartay Madaxweynaha Soomaaliya, doorashada soo socta waxa ay noqon doontaa mid xor ah oo madax bannaan.[1] waxaa dhici doonta doorasho dadban, taasoo ay ka doodeen odayaal dhaqameedyada iyo beesha caalamaka inta laga gaaraayo doorashooyin toos ah.

07 Agoost 2016

  1. Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka, Cumar Maxamed Cabdulle (Cumar Dhagey), ayaa waxaa uu ku dhawaaqay jadwalka doorashooyinka.

Jadwalka doorashooyinka:-

  • Guddiga Doorashada waxay hawlgeli doonaan 10-ka bishaan Agoosto.
  • Xildhibaanada Baarlamaanka waxaa la soo xuli doonnaa inta u dhaxeyso 24-ka Agoosto illaa 10-ka bisha soo socota ee Sebteembar.
  • Xildhibaanada Aqalka Sare waxaa la soo xuli doonnaa 25-ka Sebtembar.
  • Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Ku Xigeenadiisa waxaa la dooran doonnaa 25 Oktoobar.
  • Madaxweynaha waxaa la soo dooran doonnaa 30-ka bisha Oktoobar.


Xigasho wax ka badal

  1. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2015-06-19. Soo qaatay 2016-08-07.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)