Doorashada Baarlamaanka Soomaaliya, 1979

Doorashada Baarlamaanka waxay ka dhacday Soomaaliya 30 Diseembar 1979. Doorashadaani waxay ahayd tii ugu horeeysay ilaa iyo 1969 waxayna ku dhacaysaa mid ka duwan kuwii hore oo waafaqsan dastuurka loo codeeyey ee aftidii loo qaaday agoosto 1979, ee dalka dhigtay Dawlad-hal xisbi ah. Natiijadiina, waxay noqotay XHKS cidda kaliya ee tartamaysa doorashooyinka, waxaana lakala dooranayay liis 171 xubnood haa iyo maya.[1] Waxaa lasoo wariyey 99.91% in ay ku codeeyeen haa. Golaha qaranka waxay doorteen Siad Barre sida Madaxweyneyaashii Soomaaliya, kaasoo isisoo sharaxay kadibna soo sharaxay lix ka mid ah baarlamaan.[2]

Natiijooyinka wax ka badal

Xisbi Codad % Kuraas
XHKS 99.91 171
Kasoo horjeesatay 1,826 0.09 -
Halaabay/Codad khasaaray 1,480 - -
Wadarta 3,985,838 100 171

Xigasho wax ka badal

  1. Nohlen, D, Krennerich, M & Thibaut, B (1999) Doorashooyinka ka dhacay afrika, p812 ISBN 0-19-829645-2
  2. Soomaaliya Isbahaysiga baarlamaan