Doorashada Baarlamaanka Soomaaliya, 1969

Doorashada Baarlamaanka waxay ka dhacday Soomaaliya 26 Maarso 1969. Waxaana ka qabgalay 64 xisbiyo siyaasadeen, qayba kamid ah xisbiyadaas waxaa la aasaaasay doorashada inta aaneey dhicin.[1] Natiijooyinka doorashada waxaa ku soo baxay [[SYL], iyagoo helay 73 baarlmaankuna uu ka koobnaa 123 Kursi. Wadarta, 27 xisbi ayaa helay, laakiin wax yar uun kadib doorashada, qaybo badan oo ka mid ah xildhibanada xisbiyada yeryer waxay ku biireen SYL. Markaas SYL Waxay heshay 109 kursi dhamaankii bishii Maajo, waxaa kaloo la si jirta iyagoo gacan ka helayey xisbiga SNC. taasna, waxay dhalisay, in ay fursad uhelaan SYL kalsoonida 120 ee 123 kursi.[2]

Natiijada wax ka badal

Xisbi Codad % Kursi +/–
Somali Youth League 260,046 33.24 73 +4
Somali National Congress 77,339 9.89 11 –11
Somali Democratic Union 46,064 5.89 2 –13
Popular Movement for Democratic Action 42,629 5.45 2 Cusub
Somali African National Union 42,006 5.43 6 +1
Somali Socialist Party 31,058 3.97 2 Cusub
Somali Independent Constitutional Party 27,681 3.54 8 –1
Liberal Party of Young Somalis 25,639 3.28 3 +2
Revolutionary Socialist Workers Party 16,742 2.14 1 Cusub
United Somali Party 13,942 1.78 0 –1
Ururka Dadka Dalka 13,543 1.73 1 Cusub
Somali National Solidarity Party 12,269 1.57 1 Cusub
Somali People's Movement Party 8,531 1.09 2 Cusub
Somali United Party 7,923 1.01 1 Cusub
Muslim Democratic Party 6,655 0.85 1 Cusb
Somali Republican party 6,240 0.80 0 –1
Ubah Party 5,912 0.76 1 Cusub
Somali National League 5,404 0.69 1 0
All Somali Association 5,395 0.69 1 Cusub
Somali Danwadag Union Party 5,389 0.69 1 Cusb
Somali Labour Party 5,122 0.65 1 Cusb
Progressive Socialist Union 4,426 0.57 1 Cusub
Organisation of Somali Unity 4,353 0.56 1 Cusub
Somali National Movement 4,290 0.55 0 –1
Worker's and People's Democratic Party 3,524 0.45 1 Cusb
Somali National Union Manifesto 2,908 0.37 1 Cusub
Somali Amalgamation Party 2,870 0.37 1 Cusub
Partito Guistizia e Liberta 2,305 0.29 1 Cusb
Somali Democratic Party 2,293 0.29 1 Cusub
Axsaabta kale (34) 86,265 10.90 0
Aan wanaagsanayn/Si xun loo codeeyey 97,320
Wadarta 879,554 100 123 0
Source: Isbahaysigii Baarlamaanka

Xigasho wax ka badal

  1. Soomaaliya Isbahaysigii xildhibaanada Soomaaliya
  2. Doorashooyinkii ka dhacay Soomaaliya Kaydka doorashooyinka ka dhaca afrika