Doorashada Baarlamaanka Soomaaliya, 1964
Doorashada Baarlamaanka waxay ka dhacday Soomaaliya 30 Maarso, 1964 .
Doorashadaan waxay ahayd tii ugu horaysay abid ee laga sameeyaa Jamhuuriyadda Soomaaliya kadib midowgii Dhulka Biritishka ee Soomaaliya iyo Dhulka Talyaaniga ee Soomaaliya 1960 waxaana doorashadaas ku guuleeystay Xisbigii Dhalin-yarada SYL
69 / 123
.
Natiijooyinka
wax ka badalXisbi | Codad | % | Kuraasta | +/- |
---|---|---|---|---|
Somali Youth League | 472,296 | 51.7 | 69 | -14 |
Somali National Congress | 86,2081 | 20.4 | 22 | Cusub |
Somali Democratic Union | 95,707 | 10.5 | 15 | Cusb |
Somali Independent Constitutional Party | 80,173 | 8.8 | 9 | +4 |
United Somali Party | 7,552 | 0.8 | 1 | -11 |
Giovani S Partito Liberale | 6,766 | 0.7 | 1 | Cusub |
Somali National League | 4,354 | 0.5 | 1 | -19 |
Somali African National Union | 3,930 | 0.4 | 1 | Cusub |
Xisbiyo kale | 57,083 | 6.2 | 4 | Cusub |
Wadarta | 914,069 | 100 | 123 | 0 |
. |