Doob qorshayn ama doob ahaansho (ingiriis: involuntary celibate ama incel, iyo incelhood, iyo inceldom) waa qofka guur-la'aan iyo aan lahayn fahanka ama xirfadaha shukaansiga, isaga ikhtiyaarka lahayn. Sababta xaaladaas dhacdo waxay noqon karta lacag la'aanta, xishoodka xad-dhaaf ah ama foolxunimo.[1]

References

wax ka badal