diiriye cadde waa wiil somaali ah ku dhashay magaalada hargaysa sanadku markuu ahaa 2003 bishii june 9 keedi,waxa uu noloshiisa intii u badnayd ku qaatay magaalada boorama ee gobolka awdal, halkaaso uu ku dhamaystay heerka waxbarasho hee hoose dhexe waxana uu ka qalin jabiyay dugsiga sheekh cali jawhar sanadku markuu ahaa 2017.

xiligaa wixii ka dhambeeyay waxa uu uso wareegay agaalada hargaysa halkaas oo uu kabiloday waxbarashadiisa heerka dugsiga sare, waxa u dugsiga sare qalin jabiyay sanadku markuu ahaa 2022 bishii 6aad