Digtooni-la'aanta (ingiriis: attention deficit) waa xaalad oo ku saabsan cudur ama dhibaatooyin madaxda oo qofka ka dhiga iney dhib u noqoto inuu wax u jeedo, eego ama dhageysto.