Dib u Celin oo af-suuq loo yaqaan dhaqan celis (Af Ingiriis : Repatriation) waa habka loo maro dib u celinta Qaxootiga, tahriibayaasha, iyo dadka dalalkooda in badan uga maqnaa qalalaaso siyaaseed ama mid nolol xumo dalalkii ay ka soo jeedeen iyadoo loo marayo qaab ku salaysan heshiis dhex maray wadamada ama qasab iyo tarxiil.