dhulweynaha Shiinaha waa aag juqraafiyeed fikir ahaan tilmaamaysa midnimada dhaqameed guud ahaan dadka shiineyska ah ee Haan ereyga "dhulweynaha Shiinaha" inta badan waxaa loola jeedaa aagga uu kamid yahay dhulguudka shiinaha, Makaw, Hoon Koog iyo Taywan ee bariga aasiya, meelaha ay badi dhaqan ahaan iyo isir ahaanba yihiin Han shiineys.