Dhulka Ilaalada Somaliland


Dhulka Ilaalada Somaliland (Af Ingiriis : Trust Territory of Somaliland; sida dowliga ah loo yaqaanay "Dhulka Ilaalada Somaliland ee Gacanta ku heyso Talyaaniga"[1]) wuxuu ahaa Deegaan Ilaliso Qarama Midoobay kaasi oo maanta ku beegan waqooyibari, badhtamaha iyo koonfurta wadanka Soomaaliya. Deegaankani waxaa gacanta ku hayay wadanka Talyaaniga laga soo bilaabo 1950 ilaa 1960.

Dhulka Ilaalada Somaliland
Trust Territory of Somaliland

Amministrazione fiduciaria italiana della Somalia
1950–1960
Flag from 1954
Flag
Coat of arms
Anthem: Heesta Calanka Talyaaniga
Meesha ay dhacdo Deegaanka Ilaalada Somaliland.
StatusBoqortoyada majertenia oo la asasay 1800

Xarunta ama. Magalada looga ariminjiray boqortoyada majertenia Ee magalada caluula Khasatan khasatan dhulkan layiraahdo mejeertenia ama punt land boqorka oo la oranjiray Abdiraxmaan aawe [ammanle] Taas oo mudo badan Ka ariminaysay Deganada punt land oo dhan iyo somaliyada cumaan iyo Yeman Amaanle Waxa saldanadii Kala waregay Boqor cusman maxamuud oo Ila hada hya 1926 -2021

Majertenia wa boqortoyada ugu dada dheer
XaruntaMogadiscio
LuuqadaAf-Soomaali · Af Carabi · Af Talyaani
Diinta
Islam
MaamulkaHogaamiye
• 1950–1953
Giovanni Fornari
• 1953–1957
Enrico Martino
• 1957–1958
Enrico Anzillotti
• 1958–1960
Mario di Stefano
Ra'iisalwasaare 
• 1956–1960
Cabdullahi Ciise
Dhacdooyinka TaariikhigaDagaalkii Qabooba
• Aasaasay
1 April 1950
• Xoriyad
1 July 1960
Currencysomalo
Preceded by
Succeeded by
British Military Administration (Somalia)
Somali Republic


Sidoo kale fiiri

Xigasho

Tixraac

  1. (PDF). UN General Assembly http://www.worldlii.org/int/other/UNGARsn/1954/72.pdf. Soo qaatay 24 December 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)