Dhal Xasan waa Laf kamid ah beel weenta Eelaay. Dhal xasan waxa ey degtaa dhulka ugu barwaaqada badan lehna bohol dheer taas oo biyaheedu marnaba gurin iyo waro aad u fara badan. Dhul beereedka dhalxasan waxaa lagu magacaabaa uurka iyo adable DhalXasan waxa Ey ka koobanyihiin 2 Lafood oo kala ah

Mariing & Siigole

Mariing

  • Arfuul
  • Afduud
  • Maalang

Siigole

  • Abroole
  • Fijhiroow
  • Aawle



DhalXasan waxa ay degtaa deegaanada u dhexeysa Baydhobo Ilaa iyo Leego Deegaanada Ey degaan waxaa ugu caansan

  • Beydhobo
  • Buur Hakaba
  • Lukhabar
  • Rooble Shiiq
  • Qadiidle
  • Shimbire
  • Wariishe
  • Lobiide
  • waa geedo
  • Moode moode
  • Deynuunaay

Iyo kuwo kaloo badan