Dayax madoobaad

Dayax madoobaad (Af Ingiriis : lunar eclipse; Af carabi: خسوف) waa marka dhulka dhex galo qoraxda iyo dayaxa dhaxdooda.

Dayax madoobaad


Dayaxu waxa uu ku wareegaa dhulka. Dhulkana waxaa ku wareegaa Qoraxda. Markii muda'lajoogaba waxa dhacda in qoraxda oo sideedii caadada u ahayd ku jirta wareegeeda inuu soo dhexgalo dayax madoobaad.