Dareemo Caddo
Dareemo Caddo waa ceel ku yaalo Buuhoodle ee ahayd caasimadda kowaad ee Suldaan Diiriye Guure. Taariikh ahaan, waa deegaan oo Caraale Mahad ah. Laakiin Caraale Mahad waxay u guureen Dhilaalo.
Besha caraale mahad waxa layirahda asalkooda aadan axmed
Waxayna walalo yihin
Wacays adan hagar aadan faarax
Waxaana dhalay mahad aadan oo ahaa caraale aabihi saadarteed faarax adan hagar aadan iyo wacays adan caraale adeer bay uyihiin oo waxay lawalaal yihin mahad