Dareemo Caddo

(Waxaa laga soo toosiyay Dareema Caddo)

Dareemo Caddo waa ceel ku yaalo Buuhoodle ee ahayd caasimadda kowaad ee Darwiish. Taariikh ahaan, waa deegaan oo Caraale Mahad ah. Laakiin Caraale Mahad waxay u guureen Dhilaalo. Besha caraale mahad waxa layirahda asalkooda aadan axmed Waxayna walalo yihin Wacays adan hagar aadan faarax

Waxaana dhalay mahad aadan oo ahaa caraale aabihi saadarteed faarax adan hagar aadan iyo wacays adan caraale  adeer bay uyihiin oo waxay lawalaal yihin mahad