Ee Makaanikada, dardargelintu waa heerka isbeddelka xawaaraha shay marka la eego wakhtiga. Dardargelintu waa tirooyinka fegtoor (marka ay leeyihiin cabbirka iyo jihada).[1][2]

Tixraac wax ka badal

  1. Bondi, Hermann (1980). Relativity and Common Sense. Courier Dover Publications. pp. 3. ISBN 978-0-486-24021-3.
  2. Lehrman, Robert L. (1998). Physics the Easy Way. Barron's Educational Series. pp. 27. ISBN 978-0-7641-0236-3.
  Maqaalkan guud waa la bilaabay.
Wax ma ka taqaan Dardargelinta sida taariikhdeeda ama xidhiidhka ay la leedahay mawduucyo kale?
Waxaa laga yaabaa inaad ku aragto macluumaadka Wikibidhiya Ingiriiska ama luqado kale oo ay tahay in la tarjumo?
Markaa waxaad ku caawin kartaa Wikibidhiya leh wax ka bedel oo ku dar xog.