dagmada gidhays waa dagmo kamid ah dagmooyinka gobolka galgaduud dagmada gidhays waxay waqooyi bai kaga beegantahay dagmada cadaado gidhays waa magaalo qadiimi ah oo dhisnay ku dhawaad 150 sano in kabadan dagmada gidhays waxaa ku nool dad shacab ah oo aad u il bax ah kana mid ah dad ka soomaalida ugu nabada jecel maxaa yeelay dagmad gidhays waligeed wax dagaal ahi kama dhicin magaalada gidhays waxaa daga beesha reer xaaji saleemaan ee habargidir oo kalaiya magaalada gidhays waxaa mara wadada isku xirta magaalooyinka cadaado iyo baxdo ee gobolka galagduud wadadaas oo ah wadada jay ah oo aad loohagaajiyay magaalada gidhays dadka ku nool waa dad aad u wax barasho jecel magaalada waxay leedahay schoolaad badan sida macahka iftiin iyo macaahid kale Waa caasimada galgaduud