Dagaalkii kheybar waa dagaal muslimiinta iyo yahuuda dhex maray oo dhacay sanadkii 7aad ee hijiriga.