Dadka gaagaaban (af-ingiriis: midget ama dwarfism) waa qof ku dhashtay cudurka loo yaqaan achondroplasi oo dhirirkiisu ka yareenaayo 147 cm. Dad waxaa jiro oo gaagaaban oo cudurkaas aan ku dhalan sida dadka Pygmy oo dherirkoodu ka yaryahay 150cm oo ku kala nool dalal dhowr ah oo aduunka ku yaal, gaar ahaan afrika..