Dadka Berberiga
Dadka Berberiga ama Dadka Amazighiga waa shacab dagan wadamada waqooyiga Afrika waxa ay kukala baahsanyihiin lagabilaabo magaalda Siwa ee wadnkamasar ilaa Badweynta Atlaantik dhanka kale Bada Dhexe ilaa Wabiga NiJer badanaa barbarku waxa ay isku magacaabaan (Tamazight.) waxaanay shacabkani ku hadlaan Luqadaha Berberiga.
Estats berbèrs musulmansEdit
![]() Localizacion aproximativa de dialèctes dau berbèr | |
toarèg | tamazight dau Marròc centrau |
rifenc | shènoï |
cabil | shaui |
tashelit | dialèctes nòrd-saharians |
dadka caanka ah ee kasoojeedaEdit
halka uu magacu kasoojeedoEdit
Waxa ay yurubiyuuntu shacabkan ugu yeedhijireen qarniyadii dhexe magaca (moors) waxaanay u eegtahay marka lagu dhawaaqo kalmada marookns waxaana laga yaabaa in ay katimi kalmada Mauritania. Masaaridii hore waxa ay ugu yeedhijireen magaca (ashshoosh) giriigii horena waxa ay dhihi jireen magaca (Mazyes) carabtuna waxa ay ugu yeedheen magaca barbar
wadamada ay kunoolyihiinEdit
- 1 marooko
- 2 aljeeriya
- 3 Tunisiya
- 4 Libiya
- 5 Mauritania
- 6 maali
- 7 Nayjar
- 8 masar
- 9 faransiiska
- 10 Isbania
- 11 holland
- 12 Mareykanka
- 13 Beljim