Dabiiciga

Dabiiciga (Af Ingiriis : nature; Af carabi: طبيعة) waa wax walba oo si dabiici ah looga helo dhulka, taasi ooinsaanka samaynin ama farogalin, habayn ku samaynin. Dabiiciga waxaa ka mid ah: webiyada, buuraha, badaha, roobka, dabeysha iyo dhamaan wixii asal ahaan si toos ah looga helo oogada ama badhtamaha dhulka.

Dabiiciga