Daaf Indhagaduud waa cudur ku dhaca indhaha, waxaana keena Bakteeriya, alleerjiyo, fayras, ama dhaawac isha ah,

Daaf

Calaamadaha wax ka badal

Gaduudasho, cuncun, xanuun, dheecaan isha ka yimaada, oo ku xiran sababta.