Daadmadheedh

Gobol: Daadnadheedh
(Waxaa laga soo toosiyay Daad madheedh)

Daadmadheedh maaha gobol ka mid ah Somaliland. Gobolkan laguma xusin Xeerka Ismaamulka Gobolladda iyo degmooyinka, Lr. 23/2019.

Daadmadheedh waa gobol ka tirsan GoboladaSomaliland, waxaana uu Gobolnimada qaatay sannadkii 2008. Waxaana uu ka mid yahay goboladii cusbaa ee Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin uu ku kordhiyay sannadkii 2008. Magaalo Madaxda Gobolka Daadmadheedh waa Degmada Oodweyne oo degmonimada qaadatay sannadkiu 1962.

Daadmadheedh

Daad madheedh
To
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
DalFile:Flag of somalia.svg Somaliland
Tirada dadka
 • Dhammaan89,178
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Daadmadheedh waxa xad la wadaagaa gobollada Togdheer, Saaxil, Maroodi Jeex iyo Gobolka Jarar ee Itoobiya.

Gobolka Daadmadheedh waxa uu ku fadhiyaa cabbir aad u balaadhan, waxaana hoos yimaada 72 tuulo. waxa uu caan ku yahay xoolaha nool iyo beeraha, waxa mara ilaa 7 doox kuwaas oo ay dadku uga faaiidaystaan beeraha.


Daad madheedh
Ahmed Mahamoud Silanyo, 4th President of the Republic of Somaliland, speaking at Chatham House in 2010.
File:Somalia (168).jpg
The Somalia countryside.
View of the Cal Madow Mountains, home to numerous endemic species.

Template:Gobolada Soomaalia