Da'da xilqaanta (ingiriis: age of criminal responsibility) waa da'da ugu horeysa ee qofka maxkamad la saari karo. Dabaqada qofka ka da' hooseeya ama ka yar da'da xilqaanta wuxuu la simanyahay dabaqada qofka Marfuu'ul qalam ah, ee suuroobayso in la ciqaabi karin iyo in la cadaabi karin, maadaama habka nololeed ay fahan yar ku leyihiin.[1]

da'da xilqaanta iyo sidii loo cabbiro wadamada kala duwan sharciyadooda


  1. Platt, Anthony, and Bernard L. Diamond. "The origins of the right and wrong test of criminal responsibility and its subsequent development in the United States: An historical survey." Cal. L. Rev. 54 (1966): 1227.