Coodtabin
coodtabin (Af Ingiriis : pacifism, gandhism,; Af Carabi : ar) waa mucaaradnimo ku wajahan mabda'a dagaalka. Fikrada coodtabinta waxaa budhig u ahaa fikrada masrida qadiimiga oo ah Hotep iyo diinta Jainism, iyaoo ah fikrado oo isla markaas gardaradda gacanta dhamaan ayay lid ku yihiin. Haldoorada ugu weyn oo faafin jiray fikradda coodtabinta waa afdhowraha iyo firfircoonaha iyo duufsadaha Hindiga ee Mahatma Gandhi.[1]
sidoo kale eeg
wax ka badalTixraac
wax ka badal- ↑ The Abolition of War: the Peace Movement in Britain, 1914–1919 by Keith Robbins. University of Wales Press, 1976. ISBN 978-0708306222 (p. 10).