Al-suldaan almucizu Cizudiin aybuk (afka carabiga: الملك المعز عز الدين أيبك الجاشنكير التركماني الصالحي النجمي) waa kan ugu horeeyay boqorada dawlada Mamaaliikta, sanadkii 1250 ayuu noqday suldaan kadib markii ay xilka uga dagtay shajaru duri noqotayna xaaskiis, asalkiisu waa turkumaan, magaciisa wuxuu ka koobanyahay labo qeyb erayga "ay" oo laga wado dayax iyo ereyga "bak" oo laga wado amiir

Cizudiin Aybak
Silver dirham of Aybak
Suldaanka mamaaliikta ee masar iyo shaam
(first reign)
XilkaJulaay 1250 (five days)
Ka horeeyayShajar duri
Ku xigayAl-Ashraf Musa
(second reign)
Reign1254–1257
Ka horeeyayAl-Ashraf Musa
Ku xigayMansuur cali
DhashayLama yaqaan
Dhintey1257
Ku aasanQaahiro
Xaaska
IssueMansuur cali
Magaca oo dhameestiran
al-Malik al-Mu'izz Izz al-Din Aybak al-Jawshangir al-Turkmani al-Salihir
Era name and dates
Mamaaliikta bada: 1250, 1254–1382, 1389
DiintaSunni Islam

Qabashada xilka wax ka badal

La loolamida ayuubiyiinta wax ka badal

Dhamaadka wax ka badal