Ciidamada Qalabka Turkigu (CQT; Af Turki : Türk Silahı Kuvvetleri; TSK) waa ciidamada militariga ee Jamhuuriyadda Turkiga. Waxay ka kooban yihiin Ciidan, Badda, iyo Ciidanka Cirka. Gendarmerie iyo Coast Guard, kuwaas oo labaduba ay leeyihiin hirgelkn sharci iyo howlgalo milateri, waxay ka shaqeeyan qaybaha ciidamada anniga gudaha nabadgelyada, waxayna hoos yimaadaan Wasaaradda Arrimaha Gudaha. Waddamada, waxay ku hoos jiraan Ciidanka iyo Badda. Madaxweynaha Turkiga waa madaxa guud ee ciidanka.

Ciidamada Qalabka Sida ee Turkiga
Türk Silahlı Kuvvetleri
File:Seal of the Turkish Armed Forces.png
Emblem of the Turkish Armed Forces
(Turkish Armed Forces portal)
Asaas May 3, 1920[nb 1]
Qaybha ciidanka Turkish Land Forces
Turkish Naval Forces
Turkish Air Force
Turkish Gendarmerie[nb 2]
Turkish Coast Guard[nb 3]
Xarunta Bakanlıklar, Çankaya, Ankara
Hogaanka
Commander-in-Chief President Recep Tayyip Erdoğan
Wasaaradda Difaaca Qaranka Minister Hulusi Akar
Chief of the General Staff General Yaşar Güler
Awooda Ciidan
Da'da Ciidanka 21
Tababarka 6 or 12 months depending on education level
Ciidan
Noqon kara
21,079,077 males, age 16–49[4] (2010 est.),
20,558,696 females, age 16–49[4] (2010 est.)
Ciidanka
hawl gali kara
17,664,510 males, age 16–49[4] (2010 est.),
17,340,816 females, age 16–49[4] (2010 est.)
Waxa Ciidan noqan kara
Sanadkiiba
700,079 males (2010 est.),
670,328 females (2010 est.)
Shaqsiyaadka Firfircoon Total 639,551, incl:[2](ranked 8th)
  • 51,863 civilian staff
  • 170,295 Gendarmerie
  • 4,702 Coast Guard
  • 412,691 military[nb 4]
Ciidanka Kaydka 378,700[3]
Qarashka ku baxa
Budget $18.2 billion (ranked 15th)[5]
Wax soo saarka dalka inta uga baxda 2.2%
Qalabka
Gudaha waxa ay ka helaan MKEK
ASELSAN
BMC
FNSS
GIRSAN
TISAS
Havelsan
Transvaro
TAI
Otokar
Roketsan
TÜBİTAK
Gölcük Naval Shipyard
Waxa ay sanadii soo dhoofsadaan $1,540 million (2014)[6]
Waxa ay dhoofiyaan sanadkiiba $1,647 million (2014)[7]
Xigasho
Taariikh
Ranks Military ranks of Turkey

Ogeysiis wax ka badal

  1. As the Army of the Grand National Assembly.[1]
  2. Under the Ministry of the Interior during peacetime.
  3. Under the Ministry of the Interior during peacetime.
  4. Turkish Land Forces, Turkish Air Force and Turkish Naval Forces.

Tixraac wax ka badal

  1. . Turkish Armed Forces http://www.tsk.tr/AboutTaf/History. Soo qaatay 7 August 2016.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. . tsk.tr https://web.archive.org/web/20151105231107/http://www.tsk.tr/3_basin_yayin_faaliyetleri/3_4_tskdan_haberler/2015/tsk_haberler_77.html. Waxaa laga kaydiyay the original 5 November 2015. Soo qaatay 5 November 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. IISS 2014, pp. 146
  4. Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named factbook
  5. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 15 Bisha Afraad 2013. Soo qaatay 17 July 2016.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  6. . TRT News http://www.trthaber.com/haber/ekonomi/turkiyenin-ihracati-artti-ithalati-azaldi-219261.html. Soo qaatay 30 November 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  7. Ramazan Ercan. Anadolu Agency Newspaper http://www.aa.com.tr/tr/ekonomi/turk-savunma-sanayi-ihracatta-hiz-kesmedi/85731. Soo qaatay 9 January 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)