Ciidanka Qalabka Sida ee Somaliland

Ciidanka Xooga Somaliland (Af Ingiriis : Somaliland Armed Force; Af Carabi : ar‎) waa Ciidanka Qalabka Sida ee Wadanka Somaliland. Ciidamada somaliland waxa ay fadhiisimo iyo saldhigyo ku leeyihiin dhamaan wadanka. ciidamada somaliland waxa ay leeyhiin dhamaan qaybaha ciidan ee wadan yeesho. waxaa sharci ahaan loo ogolyahay dadka wixii kawayn 18 ilaa 49 ciidanka melatariga somaliland waxa lagu qiyaasaa ilaa 100,000 oo askari melatariga somaliland waxaa uu ku qalabeysan yahay qalab ciidan oo dhameystiran sida taangiyo, baybey, baabuurta gaashaman ,qoryaha lidka diyaaradaha ,noocyada PM ka ,Hubka fudud iyo ka culusba tabarada ciidamada melatariga somaliland waxay kusoo kala qaatan dalka gudihiisa iyo dibadiisaba ciidanka warmly wuxuu leeyahay cusbitaalo lahi daryeelo ciidanka iyo xaasaskooda iyo caruurtooda health officer Siciid maxmuud

Somaliland Armed Forces
Ciidamada qalabka sida ee Somaliland
القوات المسلحة الصوماليلاندية

Calanka Ciidanka Qalabka Sida ee Somaliland
Asaas 1991
Qaybha ciidanka Ciidanka Qaranka

Ciidanka Badda


Amniga iyo waqtiga Dagaal kaliya:
Bileyska
Ciidanka Sucdaalka


ilaalinta Xabsiyada oo keliya:
Ciidanka Asluubta

Xarunta Hargeisa
Hogaanka
Commander-in-chief Muuse Biixi
Minister of Defence Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid
Chief of Staff ina canbaashe
Awooda Ciidan
Da'da Ciidanka 18-45
Ciidanka
hawl gali kara
150,000, age 60
Waxa Ciidan noqan kara
Sanadkiiba
250,000
Shaqsiyaadka Firfircoon 100,000[1]
Ciidanka Kaydka 50,000
Qarashka ku baxa
Budget $350 million[2]
Wax soo saarka dalka inta uga baxda 30%
Xigasho
Ranks Darajooyinka Ciidanka Somaliland


Astaanta Ciidanka Qalabka Sida ee Somaliland

dhamaan xuduudaha iyo ciida somaliland waxaa ilaaliya masuulna ka saaran yahay si fiican waajibkooda u guta ciidanka qaranka J.Somaliland ciidanka warmly sidookale wuxuu leeyahay cusbitaalo dhakhaatiir aqoon sare ulleh by health officer Ahmed Mubarak

Tayada wax ka badal

Tayada ciidanka Somaliland ayaa ah mid aaad u saraysa marka loo eego geeska Afrika

taariikhda ciidamada qaranka soomaliland wax ka badal

cii damada soomaliland waxa ay taariikh diisu ka soo bilaab maysaa markii ay ahayd maxmiyada waxala aasaasay ciidamadii loo yaqaanay rukuubleyda 1913-1941 ciidamadaasi waxa ayla daagaalameen halyeygii soomaliyeed iyka oo gudanaya waa jibkoodaa qaran waxa labaa bi iyay 1941 waxaana lagu badalay ciidamadii la odhanjiray ciidamada ilaalada maxmiyada 1941-1960

Darajooyinka ciidan wax ka badal

 
Darajooyinka ciidan ee Somaliland
  1. (PDF) http://piracyreport.com/downloads/kirk.senate.gov_pdfs_KirkReportfinal2.pdf. Soo qaatay 20 May 2018.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Rubin, Michael. www.realcleardefense.com https://www.realcleardefense.com/articles/2019/03/07/somaliland__key_to_winning_americas_longest_war_114238.html. Soo qaatay 2020-03-03.  Maqan ama ebar |title= (caawin)