Cher Lloyd
Heesaa Ingiriis ah
Cher Lloyd (dhashay 28 Luuliyo 1993)[1][2] waa heesaa Ingiriis ah.[3] Lloyd waxay u saxeexday Syco Music. Heesteedii ugu horeysay, "Swagger Jagger", ayaa la sii daayay Luuliyo 2011.
Cher Lloyd | |
---|---|
Macluumaadka asalka | |
Dhashay | Malvern, Worcestershire | 28 Luuliyo 1993
Sanadaha Shaqada | 2010–hada |
Calaamadaha | |
Website | cherlloyd.com |
Fanka
wax ka badalLloyd waxay shaaca ka qaaday wareysiga inay taageere u tahay Dolly Parton.[4] Lloyd waxay soo xigatay fanaanada caanka ah ee Nicki Minaj inay saamayn ku leedahay.[5]
Tixraac
wax ka badal- ↑ Lloyd, Cher (28 July 2018). Twitter https://twitter.com/cherlloyd/status/1023256486552776705?lang=en. Soo qaatay 22 April 2021. Barameter aan la aqoon
|url-status=
ignored (caawin); Maqan ama ebar|title=
(caawin) - ↑ Hunt, Elle (14 January 2020). The Guardian https://www.theguardian.com/music/2020/jan/14/cher-lloyd-x-factor-singer-damage-control. Soo qaatay 22 April 2021. Barameter aan la aqoon
|url-status=
ignored (caawin); Maqan ama ebar|title=
(caawin) - ↑ Meddings, Jacqui (19 June 2014). Hearst Magazines UK, National Magazine Company Ltd https://www.cosmopolitan.com/uk/entertainment/a27453/cher-lloyd-took-over-america/. Soo qaatay 12 April 2018. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Galyes, Contessa. Blogmusic https://web.archive.org/web/20120526195553/http://blog.music.aol.com/2012/05/22/cher-lloyd-x-factor-uk. Waxaa laga kaydiyay the original 26 May 2012. Soo qaatay 22 May 2012. Barameter aan la aqoon
|url-status=
ignored (caawin); Maqan ama ebar|title=
(caawin) - ↑ Capital FM https://www.capitalfm.com/artists/cher-lloyd/news/nicki-minaj-changed-pop/. Soo qaatay 13 August 2020. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)