Cenk Tosun waa cayaaryahan u dhashay wadanka Turkiga. wuxuuna hadda dhanka weerarka uga ciyaaraa kooxda Beşiktaş JK ee ka dhisan magaalada Istanbul iyo xulka qaranka dalka Turkiga. wuxuu hore ugu soo dheelay kooxaha Gaziantepspor iyo Eintracht Frankfurt ee ka kala dhisan dalalka Turkiga iyo Jarmalka.

Cenk Tosun

Tosun oo u Safan Xulka Qaranka Turkiga
Macluumaad Xirfadeed
Saddex MagacCenk Tosun
Dhashay (1991-06-07) 7 Juun 1991 ( 32jir)
Ku dhashayWetzlar, Jarmalka
Joogga1.83 m (6 ft 0 in)
Booska cayaartaWeeraryahan
Macluumaadka Naadiga
Kooxda HaddaBeşiktaş JK
Nambarka23
Ciyaartooyda yar-yar
1997–2009Eintracht Frankfurt
Cayaartooyda Waawynka*
SanadahaTeamApps(Goolal)
2009–2010Eintracht Frankfurt1(0)
2011–2014Gaziantepspor109(39)
2014–Beşiktaş JK47(13)
Xulka Qaranka
2010–2011Jarmalka 21 jirka ah2(1)
2012Turkiga 21 jirka ah2(0)
2011–Turkiga Kooxda 2aad12(7)
2013–Turkiga9(3)
* Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 18 May 2016.

† Appearances (Goals).

‡ National team caps and goals correct as of 25 March 2016
Cenk Tosun oo Beşiktaş u dheelaya