Cemal Gürsel

Cemal Gürsel (13 Oktoobar 1895 - 14 Sebtember 1966) wuxuu ahaa jeneraal ka tirsan ciidamada Turkiga oo noqday Madaxweynihii afaraad ee Turkiga afgambi ka dib.

Cemal Gürsel.jpg