Ceelqooxle waa Magaalo ka tirsan Gobolka galgaduud waxaana ay hoostagtaa Degmada Ceelbuur .

Magaalada Ceelqooxle waxaa ay caan ku tahay beeraha iyo Ceelbiyoodyada waxaa kale oo Hoos yimaada Tuulooyin badan oo Gaaraya 12 Tuulo.