Category talk:Ganacsi

Latest comment: 11 sannadood kahor by ASSAN in topic XAWAALADDA SAHAL EXPRESS

XAWAALADDA SAHAL EXPRESS wax ka badal

--ASSAN (talk) 09:00, 8 Oktoobar 2012 (UTC)'Bold textReply

Shirkadda xawaaladda Sahal Express Waxaa la aas-aasay sanadkii 2009, waxaana aas-aaskeeda lahaa rag ganacsato ah oo ku kala nool dalka gudihiisa iyo Dibadiisaba, waxaana ay shirkaddan ku tilaabsatay horumar weyn oo dhanka teknoolejiyadda ah.


Horumarka ay gaartay shirkadda Sahal Express Waxaa ugu weyn in aad lacagtaada ka dirsan karto Gurigaaga, xafiiskaaga, iyo waliba meel waliba oo aad dunidda ka joogto isla markaana aad ka heli karto adeega Internet-ka oo maanta caalamka oo dhan gaaray.

Return to "Ganacsi" page.