Taariikhda rer Ugaas sharmaake Beelwayn rer ugaas sharmaake waa Beel ka mid ah Melaha Marexaan waxayna ku dhaqan yihiin Koonfurta Soomali sida Gedo iyo Jubbada Hoose iyo Jubada dhexe [1]

wana Beel aad u balaran Waqooyiga Goblka Gedo sagan sida Gooraar Diirhare ayey caan ku yihiin Degaanada ay dagan waxaa ka mid ah

Baardhere Buurdhubo garbaahrey Ceelguud Buuraa Faafaxdhuun waxayna u kala baxaan 3 Bahoood Bah Dhulbahnte ,Bah majeerteen Bah tanado

Bah Dhulbhnte waa 3 jifo rer shurwac sharmaake rer ugas Guulled sharmaake rer warsame sharmaake

Bah Maheerteen waa 6 jifo

warfaa sharmaake,kooshin sharmaake cabdille sharmaake ,adan sharmaake, samatar sharmaake

bah Tanado waa 4 jifo

rer faarax sharmaame Nuur sharmaake magan sharmaake cali sharmaake

  1. Rer Ugaas sharmaake Wikpedia

Qeybaha hoose

Qeybtaan hadda waxaa ku jirto oo kaliya qeybtaan hoose.

S

Bogagga ku jira qeybta "Bulsho"

waxaa meeshaan ku jira 9 oo maqaallo ah waxeena ku jiraan qeybtaan, waana 9 gud ahaan.