Carab Saalax
Halkan lama ogola in lagu qoro maqaal aan lahayn cadayn. Bogan waa la tirtiri doona hadii aad tixraac keeni waydo.. |
[1]Arab Salah (Mehri)
Arab Salah (Mehri) waa beel kamida beelaha Soomaliyeed, waxa ay degtaa goboladda Somaliya sida Mudug, Nugaal, Bari, Xamar iyo degaano kamida Galmudug, Jubooyinka iyo Ismaamulka Soomalida Itoobiya. Beesha waxa ay boqolaal sano ka hor ganacsi u kala safri jiratay Soomaliya iyo wadamada Carabta, waana beesha ugu horaysay xaga ganacsiga Soomalida. Beesha waxa ay caanka ku tahay dhaqashada xoolaha sida geela, ariga iyo xoolah kale. waa beel ku wanaagsan daris wanaaga iyo la dhaqanka beelaha kale ee Soomaliyeed ee ay wada degaan.
Faahfaahin Dheer oo kusaabsan sida Carab saalax u kala baxo
*Yaxye saalax
- maxamed tolweyne
- Maxamed Culus dalbash
- Eybakar Cumar
- Aadam cigale
- Cumar muuse
- Alle magan
- xaaji cali
- xaaji faarax
- Axmed(bogdhige)
- Xasan Saalax
- Cumar muuse
- Xildiid
- Maxamud Saalax
- Ismaacil maxamud
- Cali maxamud
- Xirsi maxamud (Naaleeye)
- Faahiye maxamud
- Muuse maxamud
- Cumar maxamud
- Maxamud Saalax
- Bin Jidxi
- Reer Cawad
- Reer Taabid
- Macalin Cismaan
- Bin Cantuun
- Bin cafreer
- Bin mashowle
- binu caqiil
SALADIIN
wax ka badal- Suldaan C/qaadir Suldaan Faarax Shabeel
- Suldaan Cabdulaahi Suldaan xaaji Nuur (SuldaanCarabDuur)
- Nabadoon Cabdikadir Cali Barre( Nabadoonka Guud ee Meheri)
- Nabadoon Cabdirisaaq Khaliif Maxamed(Galaal)
- Nabadoon Yaasiin Cali Farax
- Nabadoon Cali Yasin Cali Farax
- Nabadoon Cabdiweli diiriye dacfar
- Nabadoon Sadiiq cali cadceed
- Nabadoon Muuse Saciid (Muuse Tiribo)
- Nabadoon Raage Timay
- Nabadoon Ciise Macalin Daahir
- Nabadoon maslax mohamed ali
- Nabadoon Faarax Cabdalle Mareykaanle
- Nabadoon Maxamuud Casayr ( Sanwayne)
- Iyo Nabadoone kale
Siyasiyiin iyo Madax xilal soo qabtay
wax ka badal• Yasin Cali Aw Farax Wuxuu ahaa qofkii 30 ee xubin ka noqda 25 march 1947 member of the Somali youth League (SYL)[Wxn haynaa Yasin cali passport kiisii SYL 1]
wax ka badal- Xaliimo Maxamed Yusuf (Xaliimo Godane) Member of The Somali Youth League (SYL), xubin ka mida ururkii xornima doonka SYL, 1967 waxay u wareegtay xisbiga Workers' Socialist Party, 1974 ayaa Madaxwayne Maxamed Siyaad Barre gudoonsiiyay abaalmarinta shaqsiyaad wax ku ool Soomaliyeed ee SYL kana mid ahayd gabdhahii ugu firfircoona ee tariikhda Soomaliya ku xusan.
- Ganacsade xaaji Yusuf Cigaal guddoomiye ku xigeenkii Barlaanka Soomaliya ilaa 1962-1969, waana asaasihii iyo maalgaliyihii xisbigii SYL ee xornimo doonka Soomaliya .
- Sacdiyo Salaad, Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Barlamaanka Dawlada Fedraalka Soomaliya 2016-ilaa hada
- Amb.Mohamed A Dayib Guure, Wasiir kuxigeenka Xanaanada Xoolaha Puntland,Agaasime Guud, Lataliye iyo safiir kuxigeen.
- Prof. Maxamed Maxamuud Ciise guddoomiye ku xigeenka Barlaanka Puntland
- Cali Xareed wasiir hore Wasaarada Caafimaad DFS sidoo kale soo noqday Wasiirka Wasaarada dalxiiska iyo duurjoogta DFS.
- Wasiir ku.xigeen farax seed cilmi oo aha wasiirka duulista hawada iyo garoomada
- Gen. Abdulaahi Ali Omar (Ina libaax san ka taabte) –former Chief of General Staff of the Somalia Defence Forces Hogaamiyihii hore ee ciidamada Xooga Dalka Soomaliya xiligii uu Madaxwaynaha dalka ka ahaa Cabdulaahi Yuusuf.
- wasiir ku xigeen abdiwali seed ilmi wasiirka ku xigeenka xanaanada xoolaha Puntland
- Mawliid Xasan Faarax -former Chief of General Staff of the Somalia's Marine Forces, Talihii guud ee Cidamada Mariiniska Bada ee dawlada Soomaliya bur burkii ka hor.
- Kornayl Maxamed Xaaji Saciid
Waxa uu u soo shaqeeya Dawladahii Soomaliya ee burburkii 1991 ka hor, waxa uu soo noqday duqa degmada sadex magaali burburkii ka hor, magalooyinka kala ah: Qardho, Ceergabo iyo Galkacayo.
- Maryam Cabdi Xuseen, Xildhibanadii ugu horaysay ee soomali ah xijaaban oo ka midnoqotay barlamaanka wadanka Norway waxaa la doortay 2019, waxayna ka midtahay xisbiga SV .
- Saaqo Adan Gaas xildhibaanad dawladda fedraalka Soomaliya 2013-2016
- Garsoore Cabdulqaadir Gaas Muuse, Garsoore Maxkamada Dowlada Somaliyeed 1980, Gudomiyihii SSDF ee Qardho, Xisabiyihii guud ee dekada Bosaso
- Xildhibaan Tahliil cabdi cune maxamed member of Parliament of somalia sido kale xildhiban kaso noqday galmudug
- Xildhibaan Cabdiraxmaan Axmed Xaaji Koodhaa member of parliament of puntland 2009-2011
- Xildhibaan Mohamed Abdikaafi Mohamed member of parliament of somalia 2015-2018
- C/rixmaan Shiinle Axmed xubin ka mid ahayd ururkii xoraynta Soomaliya ee loo yaqaanay SYL (kamid maaha 13ka ururku kubilaabmay)
- Xuseen Ciid Duqii degmada Galkacayo dawladii Soomaliya bur burkii ka hor
- Said Husein Eid - Former minister of livestock and plants Somalia (2013-2016), Somalia, wasiirkii hore ee Wasaarda Xanaanada xoolaha iyo Daaqa Soomaliya 2013-2016.
- Ali Faisal , Former vice minister of finance Somalia (2009–2012), Somalia, Wasiir kuxigeenka hore wasaarada maaliyada Dawlada Soomaliya (2009–2012).
Xoghayaha Joogtada (Permanent Secretary) ee Wasaarada Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya (2006-2008).
- Daahir Faarax Dheere duqii hore ee degmada Bossaaso 1980 yadii.
- Maxamed Xaaji Siciid Duqii Mayarkii ugu horeeyey ee dagmmada Qardho.
- Faysal warsame - former Somali Member of Parliament (MP), xildhibaan hore ee Dawlada fedral ka somlia ahaan guddoomiyaha guddiga Arimah bulshada.
- Sacdiyo Salaad Xaaji Samatar Somali Xildhibaanad (MP) 2017-2022.
- Sacid xuseen ciid wasiirka Beeraha ahna xildhiban baarlamaanka soomaliya 2017-2022
- Faisal Husein Eid - former minister of health Galmudug State of Somalia ,wasiirka hore ee Wasaarada Cafimaad ka Dawlada Goboleed ka Galmudug.
- Xasan Xaashi Warsame - former Ministry of Public Works and Transport Galmudug State of Somalia and vice mister, minister of Posts and Communications,Wasiir hore Hawlaha Guud Iyo Gadiidka Galmudug , ahna hada Wasiir ku xigeenka Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta Dawlada Goboleed ka Galmudug
- Qays Cali Dhurwa - former minister of internal affairs Puntland State of Somalia, Wasiir hore Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dawlada hoose Dawlad Goboleed ka Puntland.
- Mohamud Isse Haji - Poet, Writer , abwaan, qoraa iyo halabuur Soomaaliyeed, Wasiir ku xigeenki hore ee degaanka iyo dalxiiska Dawlad goboleed ka Puntland.
- Cabdi Maxamed Dhafuuje - Captain and pilot Somali Airlines
- Gen. Maxamed Axmed Jaamac (Shaalle) Taliyahii Gaaska xoogta dalka ee xakumay Sool ilaa lawyo cado dawladii Soomaliya sidoo kale ahaa amaan duulahii ciidanka xooga dalka ee fadhigoodu ahaa xuduuda Jabuuti la wadaagto Itoobiya 1977, waxa uu bilad ku qaatay dagaalkii 1977. Mundane Shaale waxa kaloo uu ahaa musharax madaxwayne dowlad gobleedka Puntland 2018. Fanaanada Kiin Jaamac yare ayaa qaaday heeskiisii ololaha musharaxnimo.
- Gen. Maxamed Cali Mirre waxa uu taliye ciidan ka ahaa gobolada Waqooyi ee dalka Soomaliya.
- Col. Duuliye Cabdulqaadir Maxamed Dhafuuje, duuliye MIIG 21, kaa mida ahaa duuliyasha xooga dalka soomaliya .
- Yusuf Cigaal gudoomiyahii hore ee gobolka Bari xiligii dawladii Soomaliya .
- General Axmed Arab - Former Vice minister of defense Somalia Wasiir kuxigeenki hore ee Wasaarada Gashaan dhiga Dawlada Fedralka Soomaliya Soomaliya.
- Col. Saciid Cabdi Barre, taliyahii saad ka ee Cidamada Dawlada Soomaliya .
- Kornayl C/xukum Xoreeye Taliyahii ciidanka isku dhafka Galkacayo.
Iyo Siyasiyiin iyo Madax kale oo badan aan halkan lagu soo koobikarin.
Sarakiil
wax ka badal- Gen. Cabdulaahi Cali Cumar ( ina libaax san ka taabte) taliyihii hore ee ciidanka xoogga dalka Soomaliya 10, Feb.1977-1991.
- col.noraarni cali dirir o ahaa taba barhii ciidka dalka
- Gen. Maxamed Cali Mirre waxa uu ahaa taliyahii gobolada Waqooyi ee dawladda Soomaliya. Waxa uu qayb wayn ka qaatay dagaalki u dhaxeeyay soomali iyo Itoobiya.
- Gen. Maxamed Axmed Jaamac (Shaalle) Taliyihii xoogta dalka ee xakumay Sool ilaa lawyocado dawladii Soomaliya sidoo kale ahaa amaan duulahii ciidanka xooga dalka ee fadhigoodu ahaa xuduuda Jabuuti la wadaagto Itoobiya 1977, waxa uu bilad ku qaatay dagaalkii 1977. Gen. Shaale wuxuu kaloo noqday musharax madaxwayne una Ordway dawlad goboleedka Puntland sanadkii 2019.
- Col. Duuliye sare Cabdulqaadir Dhafuuje, duuliye MIIG 21, kana mida ahaa duuliyasha ciidanka cirka xooga dalka soomaliya .
- General Axmed Arab - Former Vice minister of defense Somalia Wasiir kuxigeenki hore ee Wasaarada Gashaan dhiga Dawlada Fedralka Soomaliya Soomaliya.
- Col duuliye sare Cabdi Maxamed Dhafuuje- duuliye Shabeelay Ciidanka Cirka Xoogga Dalka Soomaaliya
- Col, Engineer Faara Xasan faarax 'Wajixun' - Ciidanka Cirka ee xoogga dalka soomaaliya
- Col. Cabdulaahi Xuseen Ciid .
- Col. Cabdikaafi Cumar Nuur
- Gen. Mawliid Xassan Faarax, taliyihii hore ee cidanka Mariinayska Dawlada Soomaliya.
- Col, Engineer Siciid Maxamed Dhafuuje - ka tirsanaa ciidamada xoogga dalka soomaaliya
- Col. C/xukum Ganbool, Taliyii hore ee cidamada xooga dalka Soomaliya ee gobolka Mudug.
- Col. Saciid Cabdi Barre cawad, taliyahii hore ee saad-ka Cidamada xooga dalka Soomaliya .
- Col. Cabdirisaaq Faarax Wayrax- Booliska Soomaaliya
- Col Maxamed Aadan Aadan Gaas
- Najib cali Cadceed Lataliyaha Ciidanka xooga dalka Odowaa Yuusuf raage 2019
- Col.Mohamuud Ali Eid Xubin kamid ah Sirdoonkii Soomaaliya.
- Col. Cabdulrashid Gaas Muuse, Ciidanka dawlad goboleedka Puntland ee Sooaliya .
- Col Xasan Barre ali Talyaha ciidamada xogadalka somaliya
Hal abuuro iyo Abwaniin
wax ka badal- Khaame Warsame Gawl , abwaan, gabyaa yo halabuur Soomaaliyeed.
- Maxamuud Ciise Xaaji, qoraa, abwaan, gabyaa iyo halabuure Soomaliyeed.
- Dahir Maxamed abwaan, gabyaa iyo hal abuure
- Caasha Faarax Weyrax - abwaanad ka tirsanayd gobonimadoonkii Soomaaliya lana guddoonsiiyey billad qalin ah 1978kii
- Faadumo ismaciil Awfaarax waxay ahayd gabadhii number one ka gashay tartankii hal abujrka Soomaaliyeed.
- Mohamed Yasin Ahmed cali ciid Qoraa ahna hal abuure sigaara Looga yaqaan Gobolka Nugaal.
Aqoonyahano iyo Ganacsayaasha
wax ka badal- Dr. Mohamud (Shaywaal) dhakhtar ugu horayay oo somali ah oo ku takha khusa cudurada sanka iyo cunaha iyo dawayntooda.
- Dr. Mahdi Cali Yusuf dhakhtar ku takhakhusay kabida lafaha iyo dawayntooda, ahna macalin wax ka dhiga Jaamacadda badan oo Soomaliya ka mida sida Jaamacada Bariga Afrika, Jaamacadda Muqdisho, Machad ka Caafimaad ka soona saaray arday badan oo Soomaliyeed oo qaybi hada tahay dhakhatiir.
- Dr. Abdukadir Yasin Ali Farah, waxaa uu ka mid ahaa dhakhtiirtii CXDS ee Ruushka waxaan uu haystay darajada Kabtan CXDS inta uu san ku biirin jabhadii SSDF.
- Dr.cismaan seed ilmi bhd ku takhasusy culuumta beerah iyo isbadalka cimilada ahna madaxda ugu sareya IGD Ahana lataliyah dhaqaalah ee madaxweyn dani
- Dr. Saciid Xaashi Warsame aqoonyahan Shirarki Soomalida dawlad loogu samaynayay qayb libaaxle ka qaatay.
- Prof. Cali Faysal Dirir Faarax macallin jaamicadaha Puntland State University iyo East Africa University ee Garoowe.
- Mohamed Yasin Ahmed Cali Ciid Qoraa soomaaliYeed sigaara looga Yaqaan Gobolada Puntaland.
- Faarax cabdi mataan Ganacsadeh dalka Lagayaqanay buburkii kahor Allaha unaxariisto
- husein jamac ganacsadeh dalka burburkii kahor
- yuusuf hasan mohamud ganacsadeh weyn dibada iyo dalka Lagayaqaney Allaha unaxariisto
- Reer caliboss ganacsatoyaal burburkii kahor ilaa iyo imika
- Engineer Maxamed Xasan Ciid oo ka mid ahaa Engineer xooga korontada Soomaliya qaybta libaax ka qaatay.
- Engineer Nuux Xasan Faarax, Shaqsi ku xeel dheer engineer ka korontada Soomaliyana wax badan kaga shaqeeyay sidoo kale waxa uu ahaa ganacsade iyo Wasiir hore Dawlad goboleed ka Puntland.
- Dr. Mohamoud Ali Saeed(Gumbe) Former Director DIAKONIA Garowe, Puntland Somalia.
- Evv ismail abdul ismail shaqsi ku xeel dher culuumta sharciga kuna so baraty dalka sudaan
- Dr. Maxamed Ganbool dhakhtar ka mida dhakhtaradii cafimaadka iyo qaliinka ee ugu cansanaa wadanka Soomaliya kana soo shaqeeyay wadamo badan.
- Xaaji Yusug Cigaal, waa ganacsadahii waynaa ee gayiga Soomaliya laga yaqaanay laga soo bilaabo 1960.
Ciraaryahano
wax ka badal- Maxamed Adam Jibril (Elvis) xiddigi kooxda naadiga WAGAD (FIAT) iyo xulka Qaranka.
- Cabdi Adam Jibril (Abdi Yare) xiddiga gobolka Banaadir iyo naadiga FIAT.
- xidiga Xasan Cafiif oo xulka kubada cafta dalka soomaliya u dheelijiray dawladii uu madaxwyamaha ka ahaa Md.Maxamed Siyaas Barre
- Akram Cafiif oo xulka kubada Cagta Qadar hada u dheela 2022
- 2022
- Cafiif
Saciid Ducaale, xidig u dheeli jiray naadiga Horseed Karin waxaa uu u dheeli jiray xulka qaranka Soomaliya.
Soomaliya.
- Maxamed Warsame, laacib xulka kubada cagta Soomaliya xiligii madaxwayne Siyaad Barre.
- Barre.
- Samiir Axmed Nuur, lacib ahna kabtankii xulka kubada cagta Puntland 2009-2015.
Tixraac
wax ka badalhttps://islamic-content.com/person/12578
https://m.marefa.org/%D8%A7%D9%84%D9%85%D9%87%D8%B1%D8%A9_(%D8%B4%D8%B9%D8%A8)
Cite error: <ref>
tags exist for a group named "Wxn haynaa Yasin cali passport kiisii SYL", but no corresponding <references group="Wxn haynaa Yasin cali passport kiisii SYL"/>
tag was found