Camanje
Camanje wuxuu ahaa Abwaan soomaaliyeed oo kasoo jeeda beesha Jidwaaq.
Xuseen Yogol Fure Camanje wuxuu lahaa gabayo aad u faro badan oo xigmadaysan.
Waxaa ka mid ahaa gabayadiisa:
Nimanyohow hashiinii ma arag waana la hubaaye
Waa taan hudheelaha galaa, hogoga Iidoore
Waa taan hariirsade gubaa, dhuxuli hoos taale
Waa taan makhaayado hurshaa, halow i leefaaye
Haweenkaygu waateey midgaha, hilib ka iibshaane