Calanka Suudaan

Calanka Suudaan waxa uu hirgalay 20-may-1970.waxa uu ka koobanyahay,Casaan Madaw Cagaar iyo cadaan

Calanka Suudaan
calankii hore ee Suudaan (1956-1970)

Calanka cusub 1970 ilaa maantaEdit

Calankii hore 1956 ilaa 1970Edit

Waxa labedelay calankii hore oo ka koobnaa buluug jaale iyo cagaar kadib markii uu Inqilaab malatari ku qabsaday madaxwaynihii hore ee wadanka Suudaan Jacfar al-numeeri xukunka.waxana loo bedelay calan shabaha amaba usoo eeg calamada wadamada carabta.